HomeWararAkhriso:-Warar ku saabsan dagaal weli ka socda degmada Balcad

Akhriso:-Warar ku saabsan dagaal weli ka socda degmada Balcad

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ay Alshabaab manta ku qaadeen degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Al-Shabaab ayaa la sheegay in degmada ay ka weerareen dhowr jiho,taas oo ugu dambeyn ay la wareegeen,waxan jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay dagaal ka dhacay degmdaas. Dadka deegaanka ayaa waxa ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal ay Alshabaab manta ku qaadeen degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Al-Shabaab ayaa la sheegay in degmada ay ka weerareen dhowr jiho,taas oo ugu dambeyn ay la wareegeen,waxan jira khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay dagaal ka dhacay degmdaas.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa waxa ay qaarkood sheegayaan in weli Gudaha degmada qeybo ka mid ah gaar ahaan Aaga Warshada Dharka ee Somali Tax uu weli dagaal xoogan ka socdo.

Wararka kale ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay gubeen Gurigii uu horay u deganaa Gudoomiyihii hore ee degmada Balcad Ismaaciil Xaadoole oo hadda ay deganaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda.

Weli lama ogaan karo khasaaraha ka dhashay dagaalka maadaama uu socdo,dadka ku nool Balcadna ay dareemayaan cabsi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts