HomeWararSawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay mid ka mid ah Senatorada Sare...

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay mid ka mid ah Senatorada Sare ee Mareykanka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay Muqdisho waxaa uu kula kulmay Senator  ka tirsan Aqalka Sanet-ka dalka Mareykanka oo lagu  Magacaabo Jack Reed. Kulanka labada dhinac ayaa waxa ay uga wada hadleen, dhinacyada Amniga, Dhaqaalaha, horumarka iyo laamaha kala duwan ee dowladda,sida lagu daabacay barta facbook ee howlgalka AMISOM  Soomaaliya ee U.S. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay Muqdisho waxaa uu kula kulmay Senator  ka tirsan Aqalka Sanet-ka dalka Mareykanka oo lagu  Magacaabo Jack Reed.

- Advertisement -

Kulanka labada dhinac ayaa waxa ay uga wada hadleen, dhinacyada Amniga, Dhaqaalaha, horumarka iyo laamaha kala duwan ee dowladda,sida lagu daabacay barta facbook ee howlgalka AMISOM  Soomaaliya ee U.S. Mission to Somalia.

Kulankaan ayaa dhacay 20 Bishaan,waxana kulanka uu ahaa mid dhex maray kaliya Madaxweyne Farmaajo iyo Jack Reed,waxana uu ahaa mid sidoo kale la isku soo hadal qaaday howlgalada dhanka cirka ah oo diyaaradaha mareykanka ay la bartilmaameed sadaan xarumaha AL-shabaab ay ku leeyihiin deegaanada ay Maamulaan.

In kastoo kulankaasi faah faahin dheeraad ah laga bixin hadana weli Madaxtooyada soomaaliya Wax war ah kama soo saarin kulanka markii ugu horeysay  Muqdisho ku dhex maray tan iyo markii la doortay Madaxweyne Farmaajo Senator Jack Reed oo ka tirsan Aqalka Sanad-ka Mareykanka.

- Advertisement -

Mareykanka ayaa ka mid ah dowladaha Waaweyn ee taageera Soomaaliya,waxana Mareykanka Gudaha Soomaaliya ka joogaa saraakiil tababar siisa Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya sidoo kalena mararka qaar fuliya duqeymo dhanka cirka ah oo lala beegsada Fariisinada Al-Shabaab ee Gobolada qaar.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts