HomeWararTaliyaha Cusub ee Booliska oo Maanta xilka la wareegay

Taliyaha Cusub ee Booliska oo Maanta xilka la wareegay

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho,taasi oo ay goob joog ka ahay=ayeen Wasiirka amniga,taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo mas’uuliyiin kale. Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kula dardaarmay taliyaha Booliska iyo uu si […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho,taasi oo ay goob joog ka ahay=ayeen Wasiirka amniga,taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo mas’uuliyiin kale.

Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa kula dardaarmay taliyaha Booliska iyo uu si hufan uu u guto waajibaadkiisa shaqo.

- Advertisement -

Taliyaha cusub ee Ciidamada Booliska Jen. Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ayaa horay uga mid ahaa Taliye kuxigeenada Ciidanka Booliska.

Golaah Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa 19-kii bishan waxaa ay magacaabeen Taliyeyaasha Booliska,Nabadsugida iyo Asluubta,waxaana sidoo kale dhawaan xilkiisa la wareegay taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka,iyadoo sidoo kale lafilayo in dhawaan uu xilkiisa isna la wareego S/guud Bashiir Maxamed Jaamaca oo loo magacaaby taliyaha Ciidanka Asluubta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts