HomeWararSawirro:-Midowga Yurub oo Jubbaland ka taageeraya dagaalka Al-Shabaab

Sawirro:-Midowga Yurub oo Jubbaland ka taageeraya dagaalka Al-Shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Safiir ku xigeenka Midowga Yurub ee Soomaaliya Fulgencio Garrido. Kulanka Madaxweynaha iyo Danjire ku xigeenka ayaa diirada lagu saaray heerka ay hada marayso Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Siyaasada iyo amaanka. waxaa kale oo la isla soo qaaday sidii Midowga Yurub […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Safiir ku xigeenka Midowga Yurub ee Soomaaliya Fulgencio Garrido.

Kulanka Madaxweynaha iyo Danjire ku xigeenka ayaa diirada lagu saaray heerka ay hada marayso Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Siyaasada iyo amaanka.

- Advertisement -

waxaa kale oo la isla soo qaaday sidii Midowga Yurub ay u kordhin lahayeen tageerada ay siiyaan Soomaaliya gaar ahaan dhismaha Ciidamada iyo Tababarkooda.

Safiir ku xigeenku wuxuu balan qaaday in Midowga Yurub uu Jubbaland ku tageerayo xoraynta deeganada ay wali Al-Shabaab maamulaan isla markana ay door muuqda ka qaadan doonan dhismaha Ciidamada Jubbaland iyo kuwa SNA ee ka howlgala deeganada Jubbaland.

 

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts