HomeWararSawirro:-Gudoomiye Yariisow oo la kulmay Gudoomiyaasha degmooyinka G/Banaadir

Sawirro:-Gudoomiye Yariisow oo la kulmay Gudoomiyaasha degmooyinka G/Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusman (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hufnaanta hannaanka maamulka iyo maaliyadda ay asaas u tahay shaqada maamulka Gobolka, sidaas daraadeedna kor loo qaadi doono isla xisaabtanka heer gobol iyo heer degmo. Eng. Yarisow oo guddoominayey kulanka todobaadlaha ah ee guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo Maamulka Gobolka ayaa xaqiijiyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusman (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hufnaanta hannaanka maamulka iyo maaliyadda ay asaas u tahay shaqada maamulka Gobolka, sidaas daraadeedna kor loo qaadi doono isla xisaabtanka heer gobol iyo heer degmo.

Eng. Yarisow oo guddoominayey kulanka todobaadlaha ah ee guddoomiyeyaasha degmooyinka iyo Maamulka Gobolka ayaa xaqiijiyey in ujeedku uu yahay daadajinta adeegyada asaasiga ah iyo in si siman ay uga wada faa’iideystaan bulshada gobolka Benaadir.

- Advertisement -

“Maamulka degmooyinku waxa ay laf dhabar u yihiin baahinta iyo daadajinta adeegyada asaasiga ah. Si taas loo xaqiijiyana waa in aad horseed ka noqotaan qorsheyaasha ku saleysan la dagallanka musuqmaasuqa iyo in si caddaalad ah loogu adeego bulshada gobolka.” Ayuu yiri Guddoomiyaha oo la hadlayey maamulka degmooyinka.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa warbixinno ku saabsan amniga, adeegyada asaasiga ah, hannaanka maamulka iyo caqabadaha ku xeeran ka dhageystay Guddoomiyeyaasha 17ka degmo.

Madaxda Maamulka Gobolka iyo kuwa heer degmo ayaa ka wada arrinsaday latashiyada bulshada gobolka Benaadir ee ku aaddan geeddi socodka doorashooyinka dalka iyo muhiimadda ay leedahay in kaalintooda ay ka qaataan go’aan ka gaarista arrimaha masiiriga u ah dalka.

- Advertisement -

Kulanka waxaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cusman Cumar (Eng. Yarisow) ku wehelinayey Ku Xigeennadiisa Arrimaha Bulsha Marwo Basmo Caamir Axmed, Howlaha Guud Mudane Aadan Sheekh Cali Fiidow, Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Xuseen Maxamed Nuur iyo sidoo kale Xog-hayaha Guud ee Gobolka Mudane Cumar Cabdirisaaq Xuseen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts