HomeWararHaweenka Soomaalida ee ku nool dalka Denmark oo la sheegay in ay...

Haweenka Soomaalida ee ku nool dalka Denmark oo la sheegay in ay ku adagtahay barashada luuqada dalkaas

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Qaar ka mid ah dumarka Soomaalida Denmark, ayaa la sheegay ineey qabeen xaflad ay ugu dabaal dagayeen urur ay leeyihiin sanad guuradiisa. Telefeyshinka dalkaas ayaa weriye ka tirsan joogay goobta. Waxaana barnaamij uu ka diyaariyey warbixin ku saabsan kulankaas oo uu sheegay in haweenkii halkaasi iskugu yimid intooda badankooda ay joogeen dalkaasi  ku dhawaad labbaatan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qaar ka mid ah dumarka Soomaalida Denmark, ayaa la sheegay ineey qabeen xaflad ay ugu dabaal dagayeen urur ay leeyihiin sanad guuradiisa.

Telefeyshinka dalkaas ayaa weriye ka tirsan joogay goobta. Waxaana barnaamij uu ka diyaariyey warbixin ku saabsan kulankaas oo uu sheegay in haweenkii halkaasi iskugu yimid intooda badankooda ay joogeen dalkaasi  ku dhawaad labbaatan sanno. Balse uu farta ku fiiqay in eysan garaneyn  afka deenish-ka ama eeysan baran iska daa jaamacado ay aadaane.

- Advertisement -

Dhacdadan ayaa hadda noqotay mida loogu hadal heyn badan yahay baraha bulshadda. Loona arko ceeb dad muddo intaas la eg dalka joogay oo loo tarjumayo afka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts