HomeWararAl-Shabaab oo dad u badan Odayaal ku xirxiray degmada Owdheegle ee Gobalka...

Al-Shabaab oo dad u badan Odayaal ku xirxiray degmada Owdheegle ee Gobalka Sh/Hoose

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Degmada Owdheegle ee gobalka Sh/hoose ayaa la soo sheegayaa in Al-shabab ay ku xirxireen dad ku dhow 100 qof oo u badan dhalinyaro iyo Odayaal ka mid ahaa dadkii shalay isukugu soo baxay magaalada markii ay galeen ciidamada dowladda Somaliya. Dadka deegaanka oo diiday in magacooda iyo codkoodaba loo adeegsado Warbaahinta ayaa xaqiijayay Odayaasha la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Degmada Owdheegle ee gobalka Sh/hoose ayaa la soo sheegayaa in Al-shabab ay ku xirxireen dad ku dhow 100 qof oo u badan dhalinyaro iyo Odayaal ka mid ahaa dadkii shalay isukugu soo baxay magaalada markii ay galeen ciidamada dowladda Somaliya.

Dadka deegaanka oo diiday in magacooda iyo codkoodaba loo adeegsado Warbaahinta ayaa xaqiijayay Odayaasha la xiray qaarkood loogu tegay Guryahooda loona sheegay in loo baahanyahay.

- Advertisement -

Waxa la sheegay in dadka hada xiray ay ka badanyihiin 69-qof,Lama oga halka lagu xiray laakiin dadka deegaanku waxa ay sheegayaan  Shababku ay in ay dib u dayac tiranayaan Saldhigyadii Owdheegle oo shalay ay bur-buriyeen ciidamada Dowaladda ee gaarka u tababaran.

Wararka kale ee Dalsan ay heleyso ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada AMISOM ay madaafiic ku gareeceen Degmada Owdheegle,waxana kacsan xaalada Magaalada tan iyo markii ay Galeen Shalay Ciidamada Dowladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts