HomeWararHoyga gudoomiyihii hore ee D/Howl-Wadaag oo la weeraray & Wasaaradda Amniga oo...

Hoyga gudoomiyihii hore ee D/Howl-Wadaag oo la weeraray & Wasaaradda Amniga oo ka hadashay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar bambaano oo xalay lagu qaaday Guriga uu degan yahay Gudoomiyihii hore ee degmada Howl-Wadaag Maxamed Cali Jacfar. Weerarkaas bambaano ayaa la sheegay in uu ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka deriska la ah Gudoomiyihii hore ee Degmada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar bambaano oo xalay lagu qaaday Guriga uu degan yahay Gudoomiyihii hore ee degmada Howl-Wadaag Maxamed Cali Jacfar.

Weerarkaas bambaano ayaa la sheegay in uu ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka deriska la ah Gudoomiyihii hore ee Degmada Howl-Wadaag.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay bambaanooyinkaas waxaa ku geeriyootay ilaa laba Ruux oo kala ahaa Haweeney Da’a ah iyo Cunug yar halka hal Ruux oo kale uu ku dhaawacmay weerarkaas.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa Warbaahinta u sheegay in dadka dhintay ay kala ahaayeen Cunug Yar iyo Ayeeyadiis kuwaas oo deris la ah Guriga bambaanooyinka lagu weeraray.

Qaraxa kadib ayaa waxaa dadka deeganka ay maqleen rasaas ay ridayeen ilaalada Guriga gudoomiyihii hore ee degmada Howl-Wadaag Maxamed Cali Jacfar walow aan la shaacin khasaaraha ka dhashay rasaastaas.

- Advertisement -

Kooxdii bambaanoyinka ku weerartay Guriga ayaa Goobta ka baxsaday,waxana weli socda baaritaano ku aadan dadkii ka dambeeyay weerarkaas iyo sidii lago ogaan lahaa.

gudoomiyihii hore ee degmada Howl-Wadaag Maxamed Cali Jacfar weli kAma hadlin weerarka bambaano ee lagu qaaday Hoygiisa,waxaana sidoo kale uu ka mid yahay Saraakiisha Ciidamad NISA.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts