HomeWararAbwaan Guure oo loo Magacaabay Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka

Abwaan Guure oo loo Magacaabay Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa Xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada ee Tiyaatarka Qaranka oo ka mid ah Xarumihii ku bur buray dagaaladii sokooye ee Qaranka waxa ay u Magacaawday maareeye Cusub. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ahna sii haya xilka Wasaaradda Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis ayaa sheegay in Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka loo Magacaabay Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa Xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada ee Tiyaatarka Qaranka oo ka mid ah Xarumihii ku bur buray dagaaladii sokooye ee Qaranka waxa ay u Magacaawday maareeye Cusub.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta ahna sii haya xilka Wasaaradda Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis ayaa sheegay in Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka loo Magacaabay Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure sidoo kalena Maareeye ku xigeen loo Magacaabay C/Kariin Faarax Qaarey.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa Tiyaatarka laga bedelay Magacii hore ee ahaa Golaha Murtida iyo Madadaalada loona bedelay Magaca Golaha Murtida iyo Wacyigelinta.

Abwaan guure ayaa ah Agaasimaha Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho waxaana hadda uu bedelay Maareeyihii hore ee Tiyaatarka Qaranka Abwaan Cabdi-Dhuux Yuusuf.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts