HomeCaalamkaSawirro:-Shil Diyaaradeed oo ka dhacay dalka Faransiiska & khasaaro ka dhashay

Sawirro:-Shil Diyaaradeed oo ka dhacay dalka Faransiiska & khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Sida la xaqijiyay 5 ruux ayaa geeriyootay  kadib markii ay isku dhaceen laba Helecopter  oo ah nuuca ay malateriga isticmaalaan oo laga leeyahay dalka Faransiiska. Booliska Faransiiska ayaa sheegay in labada helicopter loo yaqaan “Gazelle”, oo labaduba ay ka mid ahaayeen duulimaadka Milatari ee Esat ee ku yaalla meel u dhaw Le-Cannet-des-Maures, ku dhex dhaceen […]

- Advertisement -

Sida la xaqijiyay 5 ruux ayaa geeriyootay  kadib markii ay isku dhaceen laba Helecopter  oo ah nuuca ay malateriga isticmaalaan oo laga leeyahay dalka Faransiiska.

Booliska Faransiiska ayaa sheegay in labada helicopter loo yaqaan “Gazelle”, oo labaduba ay ka mid ahaayeen duulimaadka Milatari ee Esat ee ku yaalla meel u dhaw Le-Cannet-des-Maures, ku dhex dhaceen aagga tuulo u dhaxeeya magaalooyinka yar yar ee Cabasse iyo Carces, oo ku dhowaad 30 mayl kaga began waqooyi-Galbeed ee magaalada ee Saint-Tropez.

- Advertisement -

Warbaahinta  maxalliga ah ee dalkaas ayaa sheegay in hawlgal baadi goobid iyo samatabbixin ah ay socoto si loo helo rakaabkii saarnaa Diyaaradaha, laakiin shan qof oo ka mid ah ilaa iyo hadda la xaqiijiyay in ay geeriyoodeen.

Laba Gaari oo nooca dabdemiska ah ayaa loo diray goobta, oo ay weheliyaan 50 Askari oo isugu jira Boolis & Milateri.

Saraakisha Booliska  ayaa sheegay in aagga ay diyaaradaha isugu dhaceen ay aheyd goob cidlo ah oo aan cidina deganeyn.

- Advertisement -

Wasiirka difaaca Faransiiska Florence Parly ayaa la filayaa in uu safar ku tago Goobta ay mashaqada ka dhacday Jimcaha Maanta Waxa uuna shaaca ka qaaday in “murugo weyn” ay ku noqotay markii uu shilku dhacay sida uu soo dhigay Bartiisa  Twitter-ka.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Diyaaradaha isku dhacay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories