HomeWararRag loo qabtay dilka Kaaliyihii Maxkamada degmada Walaweyn

Rag loo qabtay dilka Kaaliyihii Maxkamada degmada Walaweyn

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Habeen ka hor degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa lagu dilay Kaaliyihii Maxkamada degmada Walweyn oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Jacfar Axmed,waxaana soo baxaya Warar sheegaya in la qabtay dadkii dilay. Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka degmada Walaweyn uu dabagal iyo baaritaano ku sameeyay si loo ogaado dadkii ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Habeen ka hor degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa lagu dilay Kaaliyihii Maxkamada degmada Walweyn oo lagu Magacaabi jiray Maxamed Jacfar Axmed,waxaana soo baxaya Warar sheegaya in la qabtay dadkii dilay.

Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulka degmada Walaweyn uu dabagal iyo baaritaano ku sameeyay si loo ogaado dadkii ka dambeeyay dilkaas,ugu dambeyna loo soo qabtay laba ruux.

- Advertisement -

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka degmada Walaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyo qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in labada ruux ee la qabtay laga dabagalay taleefoon ay ka soo waceen Kaaliyaha ka hor dilka isla markaana la aqoonsaday.

In kastoo aan weli la cadeyn sababta loo dilay kaaliyihii degmada Walaweyn ayaa hadana Warar ay Dalsan heshay waxa ay sheegayaan in raggii loo qabtay dilkaas,mid ka mid ah ay la wareegeen ciidamo Cadaan ah si ay baaritaano dheeraad ah ugu sameeyaan.

Gudoomiye ku xigeenka Maamulka degmada Walaweyn ayaa habeenkii uu dilka dhacay waxa uu Radio Dalsan u sheegay in ay Magacaabeen Gudi ka Shaqeeya sidii lagu ogaan lahaa dadkii ka dambeeyay dilka Kaaliyihii Maxkamada degmada Walaweyn Maxamed Jacfar Axmed.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts