HomeWararMadaxweynaha Maamulka Puntland oo looga yeeray Itoobiya

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo looga yeeray Itoobiya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War ay heshay Dalsan ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas uu dhawaan aadi doono Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya kadib markii halkaasi looga yeeray. Horay ayaa Madaxweyne Gaas uu u diidanaa tegitaanka Itoobiya balse wararka haatan soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in ugu dambeyn lgu qanciyay in uu halkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War ay heshay Dalsan ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas uu dhawaan aadi doono Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya kadib markii halkaasi looga yeeray.

Horay ayaa Madaxweyne Gaas uu u diidanaa tegitaanka Itoobiya balse wararka haatan soo baxaya ayaa waxa ay sheegayaan in ugu dambeyn lgu qanciyay in uu halkaasi tago.

- Advertisement -

Ujeedada safarka Madaxweyne Gaas ee Itoobiya ayaa lagu sheegay arrimo la xiriira dhanka amniga iyo xiisada deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan Ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland.

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa Maalin ka hor u gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in uu ku fashilmay xalinta xiisada u dhaxeysa Puntland iyo Soomaaliland.

Sikastaba Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa la filayaa in uu dhawaan u duulo dalka Itoobiya,waxaana horay halkaasi u tegay Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts