HomeWararSawirro:-Shariif Xasan oo Saldhig Ciidan ka dhagax dhigay Magaalada Awdiinle

Sawirro:-Shariif Xasan oo Saldhig Ciidan ka dhagax dhigay Magaalada Awdiinle

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxa ay safar dhanka dhulka ah ku tageen  Magaalada Awdiinle ee Gobolka Baay. Shacabka iyo madaxda deegaankaasi ayaa Madaxweyne Shariif Xasan ugu hortagay meel Magaalada u jirta 5-km iyagoona ku soo wareejiyay qeybaha kala duwan ee Awdiinle. Madaxweynaha KGS ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha  Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxa ay safar dhanka dhulka ah ku tageen  Magaalada Awdiinle ee Gobolka Baay.

Shacabka iyo madaxda deegaankaasi ayaa Madaxweyne Shariif Xasan ugu hortagay meel Magaalada u jirta 5-km iyagoona ku soo wareejiyay qeybaha kala duwan ee Awdiinle.

- Advertisement -

Madaxweynaha KGS ayaa intaasi kadib waxa uu dhagax-dhigay saldhiga Awdiinle, wuxuuna shacabka uga mahadceliyay sida wanaagsan ee ay u soo dhoweeyeen,isaga oo ugu baaqay in ay Maamulka  la Shaqeeyaan.

Madaxweynaha iyo wafdihiisa ayaa ugu dambeyn Gelinkii dambe ee Manta soo aaday dhanka Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts