HomeWararCiidamada Jubbaland oo Kismaayo ku rasaaseeyay dad Banaanbax dhigayay

Ciidamada Jubbaland oo Kismaayo ku rasaaseeyay dad Banaanbax dhigayay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Jubbaland ay rasaaseeyeen dad ku banaanbaxayay Gudaha Magaalada Kismaayo. Dadka banaanbaxa dhigayay ayaa waxaa la sheegay in ay ka cabanayeen burburin lagu haayay Guryo ay ka degan yihiin oo ku yaalla Xaafada Daad Yaanbo ee magaalada Kismaayo,waxaana rasaastas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Jubbaland ay rasaaseeyeen dad ku banaanbaxayay Gudaha Magaalada Kismaayo.

Dadka banaanbaxa dhigayay ayaa waxaa la sheegay in ay ka cabanayeen burburin lagu haayay Guryo ay ka degan yihiin oo ku yaalla Xaafada Daad Yaanbo ee magaalada Kismaayo,waxaana rasaastas ka dhashay khasaaro dhaawac u badan.

- Advertisement -

Wararka ay Dalsan heleyso ayaa waxa ay sheegayaan in ilaa 3 (Saddex ) Ruux ay ku dhaawacmeen rasaasta ay fureen ciidamada Jubbaland kuwaas oo ka mid ahaa dadka banaanbaxa dhigayay.

Xaalada Kismaayo ayaa haatan ah mid degan,waxana weli arrintaan ka hadlin Maamulka Magaalada Kismaayo,iyada oo la burburiyay Guryaha qaar ay dadkaasi deganaayen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts