HomeBarnaamijyadaDhageyso Barnaamijka Dooda Dalsan 19-1-2018

Dhageyso Barnaamijka Dooda Dalsan 19-1-2018

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Barnaamijka Dooda Dalsan oo ah Barnaamij todobaadle ah ayaa waxaan todobadkiiba ku soo qaadanaa hadba mowduucyo kala duwan. Todobaadkaan Barnaamijka waxaan uga hadleeynaa Qaramada Midoobay  ayaa Muqdisho todobaadkan ku qabatay Shir looga hadlayay Arrimaha Gargaarka Bani’aadanimo ee Soomaaliya hadaba Soomaaliya muxuu uga dhigan yahay Shirkaas. Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya Axmed Cabdi Kariim Nuur oo ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barnaamijka Dooda Dalsan oo ah Barnaamij todobaadle ah ayaa waxaan todobadkiiba ku soo qaadanaa hadba mowduucyo kala duwan.

Todobaadkaan Barnaamijka waxaan uga hadleeynaa Qaramada Midoobay  ayaa Muqdisho todobaadkan ku qabatay Shir looga hadlayay Arrimaha Gargaarka Bani’aadanimo ee Soomaaliya hadaba Soomaaliya muxuu uga dhigan yahay Shirkaas.

- Advertisement -

Barnaamijka waxaa ka qeybgalaya Axmed Cabdi Kariim Nuur oo ah Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha , Mowliid Mudan oo ah Madaxa Xiriirka Warbaahinta Hay’adda Save the Children  oo ka Shaqeysa badbaadada Caruurta kaas oo Nairobi uga qeyb galay shir midkaan la mid ahaa iyo Maxamed Cali xuseen oo ah falanqeeye dhinaca Dhaqaalaha ah iyo Sheekh Maxamed Mahadale oo ku nool Xerada Barakacayasha Badbaado ee Magaalada Muqdisho.

Hoo Ka Dhageyso Barnaamijka oo uu soo diyaariyay soona jeedinayo Wariye Axmed Xuseen Cadoow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts