HomeMaqalDhageyso:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegay in Nin Ajnabi ah ka dileen...

Dhageyso:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo sheegay in Nin Ajnabi ah ka dileen Al-Shabaab

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Taliyaha ciidamada xoogga dalka qeybta 27-aad oo ka howlgala degaanada Hirshabeelle General Maxamed Axmed Macalin Koronto ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo lagu dilay Rag ka tirsan  Alshabaab ka dib howlgalo laga sameeyey Shabeelada Dhexe. General Koronto ayaa sheegay Howlgal maalmo ka hor ka dhacay degaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe in Ciidanka xoogga dalka ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha ciidamada xoogga dalka qeybta 27-aad oo ka howlgala degaanada Hirshabeelle General Maxamed Axmed Macalin Koronto ayaa faah faahin ka bixiyay howlgalo lagu dilay Rag ka tirsan  Alshabaab ka dib howlgalo laga sameeyey Shabeelada Dhexe.

General Koronto ayaa sheegay Howlgal maalmo ka hor ka dhacay degaan ka tirsan Shabeellaha Dhexe in Ciidanka xoogga dalka ay ku dileen nin Ajnabi ahaa oo ka tirsanaa Shabaab, kaasi oo uu sheegay inuu ka soo jeedo wadanka Comoros.

- Advertisement -

Taliyaha ayaa xusay in ay helleen macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan in Ninkaa uu u dhashay Wadanka Comoros, isaga sheegay in degaano dhowr ah o ay weerara ka geysan jireen SHabaab ay geeyeen ciidamo dheeraad ah.

Wuxuu sheegay in howlgaladan ay sii socondaanaan ay yihiin kuwo ka duwan kuwii hore,wuxuuna sheegay in ay la socdaan dhibaatooyinka shacabka ay ku hayaan Al-shabaab Mar uu la hadlayay VOA.

Deegaano hoostaga degmada Balcad ayaa waxaa ka dhacay howlgalo ballaaran oo looga soo horjeeday Alshabaab,kadib markii ay dhowr mar ay  weeraro ku qaadana xarumo Militari oo ciidamadu ay lahaayeen.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka General Koronto.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts