HomeMaqalDhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo diyaarad Gaar ah u direysa Maxaabiista ku xiran...

Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo diyaarad Gaar ah u direysa Maxaabiista ku xiran Hindiya

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay qorshaha dalka loogu soo celinayo Maxaabiista soomaaliyeed oo ku xirnaa dalka Hindiya balse badankood lasiidaayay kadib heshiis dhexmaray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dowladda Hindiya. Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda oo ka qeyb galay shirka Golaha Wasaarada ayaa kawarbixiyey xaalada maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran India oo 43 ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay qorshaha dalka loogu soo celinayo Maxaabiista soomaaliyeed oo ku xirnaa dalka Hindiya balse badankood lasiidaayay kadib heshiis dhexmaray Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dowladda Hindiya.

Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda oo ka qeyb galay shirka Golaha Wasaarada ayaa kawarbixiyey xaalada maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran India oo 43 ka mid ah xabsiga laga soo daayey oo dawladda Federaalku ay u diyaarineyso diyaarad lagu sooqaado si ay u yimaadaan dalkoodii hooyo sida uu shirka ka sheegay Wasiirka Warfaafinta

- Advertisement -

Wasiir Yariisow oo qodobada uu ka hadlay Wasiiru dowlaha sharaxayay ayaa Sidoo kale sheegay in  maxaabiista harsan la soodeyn doono bisha Febraayo. Dawladdana ay ku dadaaleysa sidii muwaadiniinteeda ugu gurman laheyd.

Sikastaba tiro dhowr jeer ayay Xukuumadda Soomaaliya ku guleysatay in ay dalka ku soo celiso muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa dalka Itoobiya iyo Jasiirada Seychelles.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir Yariisoow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts