HomeCaalamkaDowladda Itoobiya oo u yeertay Madaxweynayaasha Puntland iyo Soomaaliland

Dowladda Itoobiya oo u yeertay Madaxweynayaasha Puntland iyo Soomaaliland

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Dowladd Itoobiya ay u yeertay labada Madaxweyne ee Maamulada Puntland iyo Soomaaliland ee Cabduweli Maxamed Cali Gaas iyo Muuse Biixi Cabdi. Xogaha ay Dalsan heshay ayaa waxa ay sheegayaan in Itoobiya ay Puntland iyo Soomaaliland Madaxdooda kala hadleyso xiisada ka soo cusboonaatay deegaanada Gobolka Sool. Dowladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in Dowladd Itoobiya ay u yeertay labada Madaxweyne ee Maamulada Puntland iyo Soomaaliland ee Cabduweli Maxamed Cali Gaas iyo Muuse Biixi Cabdi.

Xogaha ay Dalsan heshay ayaa waxa ay sheegayaan in Itoobiya ay Puntland iyo Soomaaliland Madaxdooda kala hadleyso xiisada ka soo cusboonaatay deegaanada Gobolka Sool.

- Advertisement -

Dowladda Itoobiya ayaa saaxiibo dhow la’ah labada Maamul,waxana shalay Adis Ababa tegay Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi halka Madaxweyne Gaas oo hadda ku sugan Dhuusa Mareeb uu dhawan tegi doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts