HomeCaalamkaGanacsatada Qaadka Miru u soo dhoofisa Muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

Ganacsatada Qaadka Miru u soo dhoofisa Muqdisho oo shaqo joojin sameeyay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ganacsatada qaadka Miru ee dalka Kenya ayaa sameeyay shaqo joojin, kadib markii beeralayda qaadka dalka Kenya ay qaali ka dhigeen qiimaha qaadka. Ganacsatada oo kulan ku yeeshay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa waxa ay sheegeen inaysan ku iibsan karin qiimaha sare ee Beeralayda Qaadka dalka Kenya ay ku doonayaan in qaadka looga iibsado. 100Kg […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ganacsatada qaadka Miru ee dalka Kenya ayaa sameeyay shaqo joojin, kadib markii beeralayda qaadka dalka Kenya ay qaali ka dhigeen qiimaha qaadka.

Ganacsatada oo kulan ku yeeshay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa waxa ay sheegeen inaysan ku iibsan karin qiimaha sare ee Beeralayda Qaadka dalka Kenya ay ku doonayaan in qaadka looga iibsado.

- Advertisement -

100Kg  ee Qaadka ah ayaa hadda Gobolka Miruu ka maraya 160,000 oo shilinka Kenya ah iyada oo mar kaliya ay ku korodhay lacag ka badan 20,000 oo Shilinka Kenya ah, taas oo sababtay in Ganacsatada ay walaac ka muujiyaan.

Wasaaradda Beeraha ee dalka Kenya ayaa waxa ay ugu baaqeen ganacsatada inay soo farageliso arintaan, illaa inta ka horeysana aysan shaqeynayn sida ganacsatada ay sheegeen.

Beeralayda qaadka ee dalka Kenya ayaa sheegay sababta qaadka qaaliga uu u noqday ay tahay roobkii oo aanan da’in waqtigiisa iyo waraabka ay helaan beeraha oo yar, waxaana soo go’ qaad yar sida ay ku doodayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts