HomeWararSawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo xalay kulan la qaatay Bulshada iyo Madaxda Galmudug

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo xalay kulan la qaatay Bulshada iyo Madaxda Galmudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xalay ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka  Mudug munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay wefdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Munaasabadaan oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa Gobjoog ka ahaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf xubno ka tirsan labada Aqal iyo qeybaha kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xalay ayaa waxaa Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka  Mudug munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay wefdiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Munaasabadaan oo lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa Gobjoog ka ahaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf xubno ka tirsan labada Aqal iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

- Advertisement -

Inta badan munaasabada ayaa waxaa lagu soo bandhigayay Heeso Wadani ah oo madaxda lagu soo dhaweynayay,waxaana sidoo kale munaasabada looga hadlayay heshiiska Nabada oo ay wada qaateen Madaxda Maamulada Puntland iyo Galmudug.

Sikastaba Madaxweyne Farmaajo ayaa Maanta la filayaa in uu aado deegaanada kale ee Maamulka Galmudug sida Cadaado, Cabudwaaq ama Dhuusa Mareeb.

Hoos Ka Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts