HomeWararDEG DEG:-Dagaal ka socda duleedka degmada Balcad

DEG DEG:-Dagaal ka socda duleedka degmada Balcad

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in uu dagaal Goordhow ka qarxay deegaanka Ceelka Geeloow ee duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ciidamada Milateriga soomaaliya ku leeyihiin Ceelka Gooloow, oo u dhaxeeya degmada Balcad iyo tuulada Qalimow,waxana lagu soo waramayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in uu dagaal Goordhow ka qarxay deegaanka Ceelka Geeloow ee duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen fariisin ciidamada Milateriga soomaaliya ku leeyihiin Ceelka Gooloow, oo u dhaxeeya degmada Balcad iyo tuulada Qalimow,waxana lagu soo waramayaa in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Shabaab.

- Advertisement -

Weerarka ay Al-Shabaab fariisinkaan ku qaadeen oo ahaa mid gaadmo ah ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ciidamada dowladda ka soo gaaray,welina uu dagaalka socdo.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Barta Koontorool ee Ciidamada dowladda ee Ceelka Geeloow ay Al-Shabaab la wareegeen.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts