HomeWararMadaafiic lagu weeraray Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Puntland

Madaafiic lagu weeraray Saldhig ay leeyihiin Ciidamada Puntland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Weerar madaafiic ku bilaawday ayaa lagu qaaday Fariisin Ciidamada Puntland ku leeyihiin deegaanka Galgala ee Gobolka Bari Puntland. Weerarkaan oo aan la ogeyn ilaa iyo hadda khasaaraha ka Dhashay ayaa waxaa sheegtay Al-Shabaab oo sheegay in ay ciidamada Puntland khasaaro ku gaarsiiyeen. Ciidamada puntland ayaa dhankooda ku riday tiro Madaafiic ah sida ay sheegeen saraakiil […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weerar madaafiic ku bilaawday ayaa lagu qaaday Fariisin Ciidamada Puntland ku leeyihiin deegaanka Galgala ee Gobolka Bari Puntland.

Weerarkaan oo aan la ogeyn ilaa iyo hadda khasaaraha ka Dhashay ayaa waxaa sheegtay Al-Shabaab oo sheegay in ay ciidamada Puntland khasaaro ku gaarsiiyeen.

- Advertisement -

Ciidamada puntland ayaa dhankooda ku riday tiro Madaafiic ah sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Ciidamada puntland.

Xaalada deegaanka Galgala ayaa haatan ah mid degan,waxana la soo sheegayaa in ciidamada puntland ay wadaan howlgallo ay ku baadi goobayaan dadkii ka dambeeyay weerarkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts