HomeWararDEG DEG:-Dagaal Culus oo ka socda degmada Afgooye

DEG DEG:-Dagaal Culus oo ka socda degmada Afgooye

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in uu haatan halkaasi ka socdo dagaal u dhaxeyo Al-Shabaab iyo Ciidanka dowladda. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay weerar ku soo qaaden Al-Shabaab fariisin Ciidamada dowladda ku leeyihiin degmadaas gaar ahaan Koontoroolka Ciidanka ee Buundada Afgooye. Weli macada khasaraha ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in uu haatan halkaasi ka socdo dagaal u dhaxeyo Al-Shabaab iyo Ciidanka dowladda.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay weerar ku soo qaaden Al-Shabaab fariisin Ciidamada dowladda ku leeyihiin degmadaas gaar ahaan Koontoroolka Ciidanka ee Buundada Afgooye.

- Advertisement -

Weli macada khasaraha ka dhashay dagaalka ka socdo degmada Afgooye,waxana dadka deegaanka qaarkood ay sheegayaan in ay weli rasaasta maqlayaan.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts