HomeCaalamkaDEG DEG:-Madaxweynihii hore ee Yaman Cali Cabdala Saalax oo la dilay

DEG DEG:-Madaxweynihii hore ee Yaman Cali Cabdala Saalax oo la dilay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Idaacadda Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee ay maamusho Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa baahiyey in Madaxweynihii hore ee Yemen, Cali Cabdalla Salax lagu dilay magaalladda Sanca. Sidoo kale, hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Xuutiyiita waxay ku xaqiijiyeen dilka Cali Cabdalla, oo ay ku tilmaameen inuu Qas ka dhex wado dalka Yemen. Taleefishinka Press TV […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Idaacadda Maleeshiyadda Xuutiyiinta ee ay maamusho Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa baahiyey in Madaxweynihii hore ee Yemen, Cali Cabdalla Salax lagu dilay magaalladda Sanca.

Sidoo kale, hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka Xuutiyiita waxay ku xaqiijiyeen dilka Cali Cabdalla, oo ay ku tilmaameen inuu Qas ka dhex wado dalka Yemen.

- Advertisement -

Taleefishinka Press TV ee dalka Iiraan ayaa soo bandhigay Teesaraha Cali Cabdalla Saalax, oo ay sheegeen in laga helay Hoygiisa.

Sawiro la soo dhigay Baraha Bulshada ayaa muujinaya wax lagu sheegay maydka Cali Cabdalla Salaax oo Busto ku daboolan iyo Video muujinaya Askar maydkiisa saarayo dhabarka Gaari xamuul oo dusha ka furan.

Ma jiraan warar madax bannaan oo xaqiijinaya Geeridiisa.

- Advertisement -

Xisbiga Cali Cabdalla ee Mu’tamar Al-shacbi (GPC) ayaa beeniyey warar horey u sheegay in Cali Cabdalla Saalax la dilay, waxayna xuseen inuu hoggaaminayo Ciiddankiisa Kooxda Xuutiyiinta kula dagaalamaya Sanca.

Si kastaba ha ahaatee, Cali Cabdalla Saalax kama soo muuqanin meel Fagaare ah, tan iyo markii la sheegay in lagu dilay qarax lala beegsaday Hoygii uu ka deganaa Sanca.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts