HomeCaalamkaEedeysane u dhashay British oo Haweeney Somali ah ka dhacay lacag oo...

Eedeysane u dhashay British oo Haweeney Somali ah ka dhacay lacag oo la maxkamadeeyey

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Nin u dhsshay dalka Britain oo la shaqeysan jirey Dembiiolayaal Somali ku nool dalkaasi ayaa la sheegay inuu si xeelladaysan  88,500 oo Geniga Ingiriiska kala baxay Xisaab-Lacag-xisaabeedka ay ku lahayd Bangia. Eedeysanaha oo lagu magacaabo   Liyam Hulston  waxaa la soo taagay Maxkamadda Degmadda Grimsby Crown Court, waxaana lagu soo oogay inuu bishii November ee sannadkii hore Hantidaas ka […]

- Advertisement -

Nin u dhsshay dalka Britain oo la shaqeysan jirey Dembiiolayaal Somali ku nool dalkaasi ayaa la sheegay inuu si xeelladaysan  88,500 oo Geniga Ingiriiska kala baxay Xisaab-Lacag-xisaabeedka ay ku lahayd Bangia.

Eedeysanaha oo lagu magacaabo   Liyam Hulston  waxaa la soo taagay Maxkamadda Degmadda Grimsby Crown Court, waxaana lagu soo oogay inuu bishii November ee sannadkii hore Hantidaas ka dhacay Haweeney Somali ah oo deggan Degmadda DORKING  oo 34 KM u jirta magaalladda London.

- Advertisement -

Dacwad-ooge Jeremy Evans ayaa u sheegay Maxkamadda in Eedeysanaha ay falkaasi kala qeyb gashay Haweeney kale oo ka timid Somalia, taasi oo Xogta Dhaqaalaha la dhacay ka helay E-mail.

Dacwad-oogaha iyo Haweneyda iska dhigtay qofta leh Dukumentigaasi ayaa la sheegay inay Lacag Xisaabeed ka furteen  Bangi ku yaalla  Degmadda Louth.

Dhinaca kale, Eedeysanaha ayaa la sheegay in uu 17,000 OO Genei oo ka mid ah Lcaagta uu dhacay ku iibsaday Saacadaha Qaaliga ee ROLEX

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories