HomeWararDhageyso:-Ciidamada Dowladda oo u gurmaday Dad Shacab ah oo lagu laayay Sh/Hoose

Dhageyso:-Ciidamada Dowladda oo u gurmaday Dad Shacab ah oo lagu laayay Sh/Hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga oo gaaraya duleedka degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka degmadaasi ay ku wada dagaalameen Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab iyo Dad Shacab ah. Maamulka degmada Baraawe ayaa sheegay in Goobta uu dagaalka ka dhacay ay 7km u jirto degmada Baraawe isla markaana Al-Shabaab ay laayeen dad Shcab ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga oo gaaraya duleedka degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka degmadaasi ay ku wada dagaalameen Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab iyo Dad Shacab ah.

Maamulka degmada Baraawe ayaa sheegay in Goobta uu dagaalka ka dhacay ay 7km u jirto degmada Baraawe isla markaana Al-Shabaab ay laayeen dad Shcab ah sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in intaasi kadib ay goobta gaareen Mamulka iyo Ciidamada dowladda haatana lagu howlan yahay sidii meydadka dadkii ay dileen loo aasi lahaa.

Macada weli waxa dhaliyay dagaalkaas,waxana gudoomiyaha degmada Baraawe Aadan cumar Madoobe uu sheegay in iminka Goobtii lagu dagaalamay ay gacanta ku hayaan ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Warkaan uu Afgooye ka soo diray Waraiyaheena Maxamed Cusmaan Ma’da

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts