HomeWararDEG DEG:-Dagaal ka socda Bartamaha Magaalada Gaalkacayo

DEG DEG:-Dagaal ka socda Bartamaha Magaalada Gaalkacayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka Radio Dalsan Xarunta Muqdisho soo gaaraya ayaa waxa uu sheegayaa in haatan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug  laga maqlayo Rasaas culus. Rasaastaas ayaa waxa ay sigaar ah ug dhaceysaa Suuqa Bartamaha Gaalkacyo ,waxaana la sheegay in ay u dhaxeyso Maleeshiyaad ka kala socda Puntland  galmudug oo tiro ka dhowr jeer ku dagaalamay Magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Radio Dalsan Xarunta Muqdisho soo gaaraya ayaa waxa uu sheegayaa in haatan Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug  laga maqlayo Rasaas culus.

Rasaastaas ayaa waxa ay sigaar ah ug dhaceysaa Suuqa Bartamaha Gaalkacyo ,waxaana la sheegay in ay u dhaxeyso Maleeshiyaad ka kala socda Puntland  galmudug oo tiro ka dhowr jeer ku dagaalamay Magaalada Gaalkacyo.

- Advertisement -

Xaalada ayaa kacsan, waxana dadka qaarkood ay sheegeen in ay cabsi dareemaayan.

Weli macada sababta ka dambeysa dagaalkaas iyo khasaaraha ka dhashay.

Wixii ku soo kordha kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts