HomeCaalamkaMaraykanka oo sheegay inay dileen 100 ka tirsan Shabaab iyo Al-Shabaab...

Maraykanka oo sheegay inay dileen 100 ka tirsan Shabaab iyo Al-Shabaab oo beeniyey

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waaxda Difaaca ee dalka Maraykanka iyo Taliska AFRICOM ayaa sheegay inay hal duqeyn ku dileen ugu yaraan 100 Dagaalyahano Alshabaab, kuwaasi oo ku sugnaa Saldhig ku yaalla duleedka Degmadda Diinsoor ee Gobalka Bay, waa sida hadalka loo dhigay. Bayaanka ayaa lagu sheegay inay Ciiddanka Maraykanka ee la shaqeeya DFS ay shalay xaqiijiyeen Duqeyntaasi la beegsadeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waaxda Difaaca ee dalka Maraykanka iyo Taliska AFRICOM ayaa sheegay inay hal duqeyn ku dileen ugu yaraan 100 Dagaalyahano Alshabaab, kuwaasi oo ku sugnaa Saldhig ku yaalla duleedka Degmadda Diinsoor ee Gobalka Bay, waa sida hadalka loo dhigay.

Bayaanka ayaa lagu sheegay inay Ciiddanka Maraykanka ee la shaqeeya DFS ay shalay xaqiijiyeen Duqeyntaasi la beegsadeen Saldhig ay Alshabaab ku leeyihiin Deegaan 125 mayl dhanka Galbeed kaga toosan magaalladda Muqdisho, waa sida hadalka loo dhigay.

- Advertisement -

Bayaanka waxaa kaloo lagu xusay inuu weerarkaasi ahaa kii ugu dhimashada badnaa ee ay Ciiddanka Maraykanka bishan ka geystaan Somalia.

Wakaalladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA waxay saqdii dhexe ee xalay baahisay inay Ciiddanka Maraykanka iyo Komaandooska DFS fuliyeen weerarkaasi oo ka dhacay Deegaanka Buur Eelaay ee Gobalka Bay.

Dhinaca kale, Afhayeenka Hawlgalladda ee Alshabaab, Sheekh C/casiis Abu Muscab oo la hadlay Wakaalladda Wararka REUTERS waxa uu beeniyey shegashadda Maraykanka ee Weerarkaasi, isagoo ku tilmaamay inay Hadal Borobigaando ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts