HomeWararDhageyso:-laba Ruux oo ku dhaawacantay Shil Mooto agagaarka Taalada Daljirka+Sawirro

Dhageyso:-laba Ruux oo ku dhaawacantay Shil Mooto agagaarka Taalada Daljirka+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Arrintan ayaa timid kadib markii Bajaajta iyo gaari nooca Booyada qaada ay isku dhaceen xili ay marayeen Taalada daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere. Waxaa shilkaas uu dhaawac ka soo gaaray Wadihii Mooto Bajaajta iyo mid ka mid ah laba Ruux oo Bajaajta saarneyd halka ruuxii kale uu ka booday. Dhaawaca labada qof ayaa loo qaaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Arrintan ayaa timid kadib markii Bajaajta iyo gaari nooca Booyada qaada ay isku dhaceen xili ay marayeen Taalada daljirka Daahsoon ee degmada Boondheere.

Waxaa shilkaas uu dhaawac ka soo gaaray Wadihii Mooto Bajaajta iyo mid ka mid ah laba Ruux oo Bajaajta saarneyd halka ruuxii kale uu ka booday.

- Advertisement -

Dhaawaca labada qof ayaa loo qaaday mid ka mid ah Isbitaalada Muqdisho sida uu Radio Dalsan u sheegay mid ka mid ah Darawalada Bajaajta shilkaasna Goobjoog ka ahaa isla markaana qaaday dhaawacyadii.

Waxa uu sheegay in labada Ruux ee dhaawacantay ay ahaayeen Arday Jaamacadeed,halka Darawalkii iyo Booyadii shilka geysatay ay la wareegeen Ciidamada Taraafikada.

Hoos Ka Dhageyso Codka iyo kana Daawo Sawirrada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts