HomeWararDEG DEG:-Muuse Biixi oo noqday madaxweynaha Somaliland

DEG DEG:-Muuse Biixi oo noqday madaxweynaha Somaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Komishinka Doorashoyinka Somalilland ayaa Ku Dhawaaqay in Xisbul Xaakimka Kulmiye ay Guushu Raacday Kadib tirintii Codadki ay Dhiibten Shacbiga Somaliland. Muusi Biixi ayaa la tartamay musharixiinta kala ah Cabdiraxmaan Cirro oo ah Gudoomiyaha Xisbiga WADANI iyo Feysal Cali Waraabe  oo ah Gudoomiyaha Xisbiga UCID. Guddiga Doorashada ayaa ku dhawaaqay natiijada waxa ayna Codadka u kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Komishinka Doorashoyinka Somalilland ayaa Ku Dhawaaqay in Xisbul Xaakimka Kulmiye ay Guushu Raacday Kadib tirintii Codadki ay Dhiibten Shacbiga Somaliland.

Muusi Biixi ayaa la tartamay musharixiinta kala ah Cabdiraxmaan Cirro oo ah Gudoomiyaha Xisbiga WADANI iyo Feysal Cali Waraabe  oo ah Gudoomiyaha Xisbiga UCID.

- Advertisement -

Guddiga Doorashada ayaa ku dhawaaqay natiijada waxa ayna Codadka u kala heleen saddexda xisbi ,Xisbiga UCID waxa uu helay Cod dhan 23,141 (Labaatan Iyo Saddex Kun Boqol Afartan iyo Kow Cod) oo u dhiganta 4% (Boqolkiiba Afar), Xisbiga KULMIYE Waxa uu helay Cod dhan 305,909 (Saddex Boqol Iyo Shan,Sagaal Boqol Iyo Sagaal Cod) oo u dhiganta 55% Halka Xisbiga WADDANI uu helay Cod dhan 226,092 (Laba Boqol Laabatan Iyo Lix Kun iyo Laba Iyo Sagaashan) Oo U Dhiganta 41% (Afartan Iyo Kow Boqolkiiba).

Dhinaca kale Goobtii lagu shaacinayay natiijada doorashada waxaa ka maqnaa masuuliyiinta xisbiga WADDANI waxaana la sheegay in  shir gaar ah uga socdo hotel Ambaasador ee Magaalada Hargeysa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts