HomeWararDhageyso:-Khilaafkii ka dhashay Magacaabista Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo la xaliyay

Dhageyso:-Khilaafkii ka dhashay Magacaabista Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo la xaliyay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Weli Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa ka socda kulamo wadatashi ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha Maamulkaas Maxamed Cabdi Waare iyo Xildhibaanada si loo soo Magacaabo Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle. Xildhibaanada iyo Madaxweyne Waare ayaa isku khilafsanaa in xildhibanada laga soo dhex xulo Wasiirada halka Madaxweyne Waare uu shaaciyay in uu banaanka ka keenayo Wasiirada. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weli Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa ka socda kulamo wadatashi ah oo u dhaxeeya Madaxweynaha Maamulkaas Maxamed Cabdi Waare iyo Xildhibaanada si loo soo Magacaabo Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle.

Xildhibaanada iyo Madaxweyne Waare ayaa isku khilafsanaa in xildhibanada laga soo dhex xulo Wasiirada halka Madaxweyne Waare uu shaaciyay in uu banaanka ka keenayo Wasiirada.

- Advertisement -

Xildhibaan Cali Cismaan Ibraahim oo ka mid ah Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in wadahadalkii u dhaxeeyay xildhibaanada iyo Madaxweynaha ay wax wanagsan ka soo baxeen.

Waxa uu sheegay in kulankii ugu dambeeyay la isku afgartay in Madaxweyne Waare uu awood u leeyahay in halkii uu doono uu xildhibanada ka soo xuli karo hadii uu banaanka ka keeno iyo hadii xildhibaanada uu ka soo dhex saaro intaba.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Xildhibaanka.    

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts