HomeCaalamkaSawirro:-Robert Mugabe oo la sheegay inuu diiday inuu wax cuno

Sawirro:-Robert Mugabe oo la sheegay inuu diiday inuu wax cuno

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweynaha Zimbabwe ee Kacdoonku ku socdo ayaa la sheegay inuu diiday inuu wax cuno, isagoo ka soo horjeedo Xabsiga Guriga uu ku jiro. Sarkaal ka tirsan Xisbiga haya Talada dalkaasi ee ZANU PF ayaa sheegay inuusan Madaxweyne Mugaabe diiday inuu wax cuno tan iyo shalay, kadib, markii lagu wargeliyey in si rasmi ahaan looga qaaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Zimbabwe ee Kacdoonku ku socdo ayaa la sheegay inuu diiday inuu wax cuno, isagoo ka soo horjeedo Xabsiga Guriga uu ku jiro.

Sarkaal ka tirsan Xisbiga haya Talada dalkaasi ee ZANU PF ayaa sheegay inuusan Madaxweyne Mugaabe diiday inuu wax cuno tan iyo shalay, kadib, markii lagu wargeliyey in si rasmi ahaan looga qaaday Xafiiska.

- Advertisement -

Wasiir ka tirsan Xisbiga ZANU PF ayaa sheegay inuu Madaxweynaha 93-jirka uu isku tijaabinayo Khiyaano kala duwan ilaa habeen hore, waxa uu galay cunto-diidid, inuu hadlo, wuxuuna mararka qaarkood ku dhawaaqaya Cabsi-gelin.

Dhinaca kale, Golaha Dhexe ee Xisbiga ZANU PF ayaa maanta kulan ku leh magaalladad Harare, iyadoo doonaya inay Xilka Guddoomiyaha Xisbiga ZANU PF ka qaadaan Madaxweyne Mugaabe.

Emerson Mnangagwa ayaa laga dhigay G/Xigeenka Xisbigaasi, wuxuuna Hoggaanka dalkaasi sii hayn doona ilaa ay Doorashadad ka dhici doonto sannadka soo socda.

- Advertisement -

Protesters march calling for Zimbabwean President Robert Mugabe to step down in Cape Town, South Africa, November 18, 2017. REUTERS/Sumaya Hisham
Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts