HomeCaalamkaCiiddanka Uganda ee qeybta ka ah AMISOM oo loogu deeqay Diyaarado

Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah AMISOM oo loogu deeqay Diyaarado

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri doonaa 5 Diyaaradaha Helikopterada ee noocoodu yahay HUEY 2 HELICOPTERS. Waaxda Difaaca Maraykanka waxay kaloo sheegtay in Diyaaradahaasi oo Cusub shalay loo soo daabulay si loo soo gaarsiiyo Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM. Sidoo kale, Maraykanka waxay […]

- Advertisement -

Waaxda Gaashaandhigga ee dalka Maraykanka “THE PENTAGON” ayaa ku dhawaaqday inay Ciiddanka Uganda ka jooga Somalia ku taageeri doonaa 5 Diyaaradaha Helikopterada ee noocoodu yahay HUEY 2 HELICOPTERS.

Waaxda Difaaca Maraykanka waxay kaloo sheegtay in Diyaaradahaasi oo Cusub shalay loo soo daabulay si loo soo gaarsiiyo Ciiddanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM.

- Advertisement -

Sidoo kale, Maraykanka waxay Ciiddanka Uganda ee jooga Somalia ugu deeqeen Qalab kale oo ay ku jiraan Gaadiidka Gaashaman ee adkeysiga u leh  waxyaabaha qarxa, gaar ahaan Miinooyinka lagu aaso waddooyinka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories