HomeWararDEG DEG:-Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka hadlay doorashada Soomaaliland

DEG DEG:-Golaha Wasiirada Soomaaliya oo ka hadlay doorashada Soomaaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Galabta waxa ay Muqdisho ku yeesheen kulan aan caadi aheyn oo deg deg ahaa. Kulanka golaha ayaa ayaa intii uu socday waxa ay kuBogaadiyeen Doorashadii Sida nabadda aheyd uga Dhacday Maamulka Somaliland Isniintii shalay Ee lasoo dhaafay. Sidoo kale intii uu socday kulanka Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ku ansixiyeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Galabta waxa ay Muqdisho ku yeesheen kulan aan caadi aheyn oo deg deg ahaa.

Kulanka golaha ayaa ayaa intii uu socday waxa ay kuBogaadiyeen Doorashadii Sida nabadda aheyd uga Dhacday Maamulka Somaliland Isniintii shalay Ee lasoo dhaafay.

- Advertisement -

Sidoo kale intii uu socday kulanka Golaha Wasiirada ayaa waxa ay ku ansixiyeen Miisaanadda dowladda Ee 2018.

Kulankaan ayaa ahaa mid waqtigiisa laga soo hormariyay maadaama Golaha Shacabka ay galaan fasax laba Bilood ah 20 Bisha soo socota ee December

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts