HomeWararDhageyso:-Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ka bilaawday Gobolada Baay iyo Bakool

Dhageyso:-Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ka bilaawday Gobolada Baay iyo Bakool

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xarunta Taliska qeybta 60,aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolada Baay iyo Bakool ayaa lagu diyaariyay boqolaal ka mid ah ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya e ka qeyb qaadanaya la dagaalanka Al-Shabaab. Saraakiisha ciidamada Xoogga dalka ayaa waxa ay sheegeen in ay haatan diyaariyeen Ciidamada ka qeyb qaadan lahaa dagaalkaas si ay u furan Wadooyinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Taliska qeybta 60,aad ee Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolada Baay iyo Bakool ayaa lagu diyaariyay boqolaal ka mid ah ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya e ka qeyb qaadanaya la dagaalanka Al-Shabaab.

Saraakiisha ciidamada Xoogga dalka ayaa waxa ay sheegeen in ay haatan diyaariyeen Ciidamada ka qeyb qaadan lahaa dagaalkaas si ay u furan Wadooyinka ay Go’doomiyeen Al-Shabaab.

- Advertisement -

Taliyaha Qeybta 60,aad ee Ciidamada Xoogga dalka Ibraahim Yaroow ayaa sheegay in iyaga oo fulinaya amarkii Madaxweynaha Soomaliya iyo dhamaan talisyada xoogga dalka Soomaaliya ay bilaabi doonaan dagaalkaas.

Waxa uu sheegay in iyaga iyo Shabaab uu kala dhaxeyo dagaal culus balse ay iyagu dadka Shacabka ah leynayaan taasina aysan ka aqbaleyn.

Isaga oo la hadlayay Boqolaal Askari oo loo diyaariyay dagaalkaas ayuu sheegay in Ciidamadu ay si dhaqso ah u howlgalli doonaan Al-Shabaabna loogu tegi doono Goobaha ay ku sugan yihiin.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha qeybta 60,aad ee Ciidamada Xoogga dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts