HomeWararDhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo Gacanta ku dhigtay Qaraxyo iyo dadkii sameynayay

Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo Gacanta ku dhigtay Qaraxyo iyo dadkii sameynayay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii cadiga ahaa waxa ay Maanta ku yeesheen gudaha Magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa shir gudoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre  waxaana looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen amniga, Cadaalada, dib-uhehsiisiinta iyo qodobo kale oo muhiim ah. Sidoo kale intuuuu kulanka Socday ayaa ku simaha taliska NabadSugida […]

- Advertisement -

Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta kulankoodii cadiga ahaa waxa ay Maanta ku yeesheen gudaha Magaalada Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa shir gudoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre  waxaana looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen amniga, Cadaalada, dib-uhehsiisiinta iyo qodobo kale oo muhiim ah.

- Advertisement -

Sidoo kale intuuuu kulanka Socday ayaa ku simaha taliska NabadSugida Soomaaliya waxa uu sheegay in ay ku guuleysteen soo qabashada dad diyaarinayay Haamo ay ku jireen waxyaabaha qarxa kuwaas oo dadka lagu dhibaateyn lahaa.

Golaha Wasiirada aya sidoo kale shirkoodii ku soo hadal qaaday Warar Idaacaddaha qaar ay baahinayeen oo ahaa in Muqdisho ay ku jiraan Gawaari ay qaraxyo ka buuxaan.

Markii uu kulanka soo gaba gaboobay ayaa waxaa qodobadii ka soo baxay Warbaahinta u Akhriyay Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir ku xigeenka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories