HomeWararDEG DEG : Taliyihi Ciidamada Taraafikada oo xafiiskiisa Muqdisho ku geeriyooday

DEG DEG : Taliyihi Ciidamada Taraafikada oo xafiiskiisa Muqdisho ku geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

General Cali Maxamed  Cali oo lagu naaneesi jiray “Cali Shariif  “ ayaa xalay ku geeriyooday xafiiskiisa uu isla hooy u ahaa Taliyaha ayaa xanuusan waayadan Waxaana dhawaan laga keenay dalka India . Saraakiil Taraafikada ka tirsan aya Dalsan u sheegay in taliyaha uu si KMG 2 isbuuc ka hor xilka ugu wareejiyey ku xigeenkiisi Oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

General Cali Maxamed  Cali oo lagu naaneesi jiray “Cali Shariif  “ ayaa xalay ku geeriyooday xafiiskiisa uu isla hooy u ahaa

Taliyaha ayaa xanuusan waayadan Waxaana dhawaan laga keenay dalka India .

- Advertisement -

Saraakiil Taraafikada ka tirsan aya Dalsan u sheegay in taliyaha uu si KMG 2 isbuuc ka hor xilka ugu wareejiyey ku xigeenkiisi Oo hada hawsha waday .

Cali Sharif ayaa Sido kale so noqday Taliye xigeenkii booliska G/Banaadir .

Saaka ayaa lagu aasayaa qabuuraha Cisbital Madiina .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts