HomeWararWasiir Yariisow”Bixitaanka AMISOM waxa ay muujineysaa in dagaalka Shabaab lagu jebiyay”

Wasiir Yariisow”Bixitaanka AMISOM waxa ay muujineysaa in dagaalka Shabaab lagu jebiyay”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow), Wasiirka Warfaafinta Somaliya, ayaa waxa uu ka hadlay qorshaha lagu yareynayo tirada Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee dalka ka hawlgala. Wasiirka, ayaa sheegay guulo laga gaaray dagaalka lagula jiro Ururka Al Shabaab inay soo dedejisay in Amisom ay bilowdo ka bixisteeda dalka. Wasiir Yariisow oo la hadlay BBC, ayaaa yiri […]

- Advertisement -
- Advertisement -

C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow), Wasiirka Warfaafinta Somaliya, ayaa waxa uu ka hadlay qorshaha lagu yareynayo tirada Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee dalka ka hawlgala.

Wasiirka, ayaa sheegay guulo laga gaaray dagaalka lagula jiro Ururka Al Shabaab inay soo dedejisay in Amisom ay bilowdo ka bixisteeda dalka.

- Advertisement -

Wasiir Yariisow oo la hadlay BBC, ayaaa yiri “Waxaa la jooggaa xilligii ka Soomaali ahaan aan qaadan lahayn masuuliyada ammaankayna.”

Wasiirka, ayaa intaa ku daray in maleeshiyada Al Shabaab lagu jebiyay dagaalka tooska ah, iyagoo bilaabay buu yiri weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah.

Wasiirka, ayaa tilmaamay in Dowladda Somaliya ay diyaarisay ciidan hanan kara ammniga dalka, kuwaa oo sida uu sheegay qaba tababar wanaaagsan.

- Advertisement -

“Somaliya waxay isku duba-riday hannaan dhanka ammaanka ah, waxaan aaminsanahay xilligan inay laamahayaga amniga tababar wanaagsan qaateen, shaqadooduna ay aad u garanayaan.” Ayuu yiri Wasiirka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts