HomeCaalamkaSomali-Kenyan ka mid noqday Rag ay Al-Shabaab dil toogasho ah ku fuliyeen

Somali-Kenyan ka mid noqday Rag ay Al-Shabaab dil toogasho ah ku fuliyeen

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wargeyska Maalinlaha ee Nationa ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray in Somali-Kenyan lagu magacaabi jirey Cumar Cadar Cumar uu ka mid ahaa afartii qof ee ay Alshabaab ku toogteen Degmada Bu’aale ee Gobalka J/dhexe. Wargeyska waxa uu qoray in Cumar Cadar Cumar oo 25-jir ahaa ka soo jeeday Degmadda Garissa ee Gobalka W/bari Kenya.. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska Maalinlaha ee Nationa ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray in Somali-Kenyan lagu magacaabi jirey Cumar Cadar Cumar uu ka mid ahaa afartii qof ee ay Alshabaab ku toogteen Degmada Bu’aale ee Gobalka J/dhexe.

Wargeyska waxa uu qoray in Cumar Cadar Cumar oo 25-jir ahaa ka soo jeeday Degmadda Garissa ee Gobalka W/bari Kenya..

- Advertisement -

Eedeysanahaasi ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa 4 qof oo lagu eedeeyey inay Basaasiin ahaayeen, kuwaasi oo dorraad lagu toogtay Fagaare ku yaalla Degmada Bu’aale.

Dhinaca kale,  3-da kale ee iyagana Isniintii hore lagu toogtay Degmadda Bu’aale Alshabaab waxaa lagu kala magacaabi jirey C/risaaq Xaas Cabaas, Mustaf Macallim Xasan iyo Maxamed Cabaas Mayow.

Madaxa Walaayadda Jubbooyinka ee Alshabaab, Sheekh Maxamed Abu Cabdalla ayaa sheegay in raggaasi basaasiin u ahaayeen Ciiddanka Dowladda.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts