HomeWararAskari dad ku dilay Shabeellaha Dhexe oo Gacanta lagu dhigay

Askari dad ku dilay Shabeellaha Dhexe oo Gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shalay Gelinkii dambe waxaa deegaanka Miirtaqwo ee Gobolka Shabeellaha Dhexe lagu dilay Haweeney iyo Gabadheeda xili ay ka yimaadeen deegaano ay Maamulaan Al-Shabaab. Intaas kadib Maamulka degmada ayaa sheegay in ay baadi goob u galayaan sidii loo soo qaban lahaa Askarigaas oo aan ilaa iyo hadda aan la ogeyn sababta uu dadkaasi u dilay. Wararka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay Gelinkii dambe waxaa deegaanka Miirtaqwo ee Gobolka Shabeellaha Dhexe lagu dilay Haweeney iyo Gabadheeda xili ay ka yimaadeen deegaano ay Maamulaan Al-Shabaab.

Intaas kadib Maamulka degmada ayaa sheegay in ay baadi goob u galayaan sidii loo soo qaban lahaa Askarigaas oo aan ilaa iyo hadda aan la ogeyn sababta uu dadkaasi u dilay.

- Advertisement -

Wararka aan saakay heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in Maamulku ay u suurtagashay in ay Gacanta ku soo dhigaan Askarigii dilkaas geestay.

Gudoomiyaha deegaanka Miirtaqwo ee horay loogu yaqaanay  Miir-tuugo Mahdi Cali Cariif ayaa Warbaahinta u sheegay in howlgal ay sameeyeen ay ku soo qabteen askarigaas isla markaana Cadaalada la waafajin doono.

Deegaanka Miirtaqwo ee Gobolka Shabeellaha Dhexe dhacdooyinka noocaan oo kale ayaa dhowr Mar ku soo laab laabtay walow Maamulku ay sheegeen in ay wax ka qaban doonaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts