HomeCaalamka(Warbixin) Somalia iyo dalal kale oo loogu deeqay Kharaj lagu baarayo dadka...

(Warbixin) Somalia iyo dalal kale oo loogu deeqay Kharaj lagu baarayo dadka maalgeliya Dembiyada Dagaalka iyo falalka Musuqa

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Jilaaga Maraykanka ee  George Clooney ayaa ku yaboohay Lacag uu sheegay in loo adeegsan doono in lagu soo xururiyo Xogaha Dembiyadda Dagaalka, Musuqa iyo Lacagaha loo xawilo Kooxaha ka dagaalama Qaaradda Afrika. Hadal ka soo baxay Hay’adda The Clooney Foundation for Justice ee Caddaaladda oo uu asaasay Jilaagaasi ayaa sheegtay in Kharajkaasi loogu talagalay Qorshe […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Jilaaga Maraykanka ee  George Clooney ayaa ku yaboohay Lacag uu sheegay in loo adeegsan doono in lagu soo xururiyo Xogaha Dembiyadda Dagaalka, Musuqa iyo Lacagaha loo xawilo Kooxaha ka dagaalama Qaaradda Afrika.

Hadal ka soo baxay Hay’adda The Clooney Foundation for Justice ee Caddaaladda oo uu asaasay Jilaagaasi ayaa sheegtay in Kharajkaasi loogu talagalay Qorshe Baaritaano lagu ogaanayo cidda maalgelisa Colaadaha ka socda Qaaradda Afrika.

- Advertisement -

George Clooney  oo ka tirsan Shirkadda Filimadda sameeysa ee Hollywood ayaa sheegay in Baaritaanadda diirada lagu saari doono si loo hubiyo inaan mar kale la bixinin Kharajka loo adeegsado Dembiyadda Dagaalka.

George Clooney iyo Jilayaal kale oo uu ka midf yahay  Don Cheadle, waxay ururiyeen Lacag dhan  3.45 million oo Dollar oo lagu maalgelinayo Ololaha looga hortagayo Dembiyadda Dagaalka iyo Musuqa ka jira Qaaradda Afrika.

Kharajkaasi ayaa la sheegay in lagu maalgelin doono sannadka soo socda Warbixinadda ku aadan Muduqa Hantida Dowladda iyo Maalgelinta Sharci-darradda ee dalalka ay Colaadaha Sokeeye burburiyeen, kuwaasi oo kala ah Somalia, South Sudan,.Sudan, Congo, Somalia dalka Afrika Dhexe.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts