HomeMaqalDhageyso:-Xasan Sheekh Maxamuud” Al-Shabaab waa cadawe Shacabka hal meel ha uga soo...

Dhageyso:-Xasan Sheekh Maxamuud” Al-Shabaab waa cadawe Shacabka hal meel ha uga soo wada jeestaan”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qarixii shalay gelinkii dambe ka dhacay isgoyska soobe ee Muqdisho kaas oo geestay khasaaro naf iyo Maalmo leh. Xasan Sheekh ayaa sheegay in dadkii lagu laayay Isgoyska soobe ay ahaayeen dad aan waxba galabsan marka laga reebo in ay ahaayeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa marka hore ka tacsiyeeyay dadkii ku dhintay qarixii shalay gelinkii dambe ka dhacay isgoyska soobe ee Muqdisho kaas oo geestay khasaaro naf iyo Maalmo leh.

Xasan Sheekh ayaa sheegay in dadkii lagu laayay Isgoyska soobe ay ahaayeen dad aan waxba galabsan marka laga reebo in ay ahaayeen kaliya Soomaali.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in waqtigaan dalka Soomaaliya ay heysato musiibo qaran sidaas darteedna Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay hal meel uga soo wada jeestaan cadaw uu sheegay in uu dadka Soomaaliyeed dilayo.

Sidoo kale waxa uu shegay in dalka Soomaliya lagu soo duulay iyada oo lagu soo gambanayo dad Soomaliyeed oo Cadawga u adeegaya sida uu hadalka u dhigay.

Hoos Ka Daawo Hadalka Xasan Sheekh Maxamuud

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts