HomeWararShariif Xasan oo Maanta ku wajahan degmada Xudur ee Gobolka Bakool

Shariif Xasan oo Maanta ku wajahan degmada Xudur ee Gobolka Bakool

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maalma ka hor ka soo laabtay shirkii Kismaayo ayaa Maanta ku wajahan degmada Xudur. Wafdiga Madaxweyne Shariif ayaa waxaa ka mid ah xildhibaanada Koonfur Galbeed iyo qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkaasi koonfur Galbeed. Diyaar garoow ayaa haatan laga dareemayaa degmada Xudur kaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maalma ka hor ka soo laabtay shirkii Kismaayo ayaa Maanta ku wajahan degmada Xudur.

Wafdiga Madaxweyne Shariif ayaa waxaa ka mid ah xildhibaanada Koonfur Galbeed iyo qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkaasi koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Diyaar garoow ayaa haatan laga dareemayaa degmada Xudur kaas oo ku aadan sidii loo soo dhaweyn lahaa Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Degmada Xudur ayaa dhawaan waxaa ka dhacday doorashada Maamulka degmadaas taas oo ugu dambeyn lagu guuleestay

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts