HomeWararDhageyso:-Faah faahinta Haweeney lagu dilay deegaanka Xawaadley ee G/Shabeellaha dhexe

Dhageyso:-Faah faahinta Haweeney lagu dilay deegaanka Xawaadley ee G/Shabeellaha dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dilka Haweeneydaan oo ka mid aheyd Ganacsatada tuulada Xawaadley oo 24km ka xigta dhanka Bari degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa yimid kadib markii ay wada murmeen Askariga ka tirsan ciidamada iyo qof ka mid ah dadka tuulada Xawaadleey. Rasaas ayaa la sheegay in uu furay Askarigii taas oo haleeshay Haweeneyda geeriyootay oo Ganacsatada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dilka Haweeneydaan oo ka mid aheyd Ganacsatada tuulada Xawaadley oo 24km ka xigta dhanka Bari degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa yimid kadib markii ay wada murmeen Askariga ka tirsan ciidamada iyo qof ka mid ah dadka tuulada Xawaadleey.

Rasaas ayaa la sheegay in uu furay Askarigii taas oo haleeshay Haweeneyda geeriyootay oo Ganacsatada aheyd sida uu Dalsan u sheegay qof ka mid ah dadka tuulada Xawaadley oo nala soo xiriiray.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in Askarigii dilkaas ka dambeeyay uu Goobta ka baxsaday Meydka Haweeneydana ay qaadeen Eheladeeda.

Dhanka kale Gudoomiyaha deegaanka Xawaadley ayaa isna waxa uu sheegay in haatan ay ku raad joogaan Askarigii falkaasi dilka ah geestay dhawaana ay Gacanta ku soo dhigi doonaan.

Dadka ku nool tuulada Xawaadley ayaa aad uga naxay falkaan ay ku geeriyootay Haweeneyda Ganacsatada aheyd iyaga oo Maamulka ka dalbaday in ay keenaan Shaqsigii ka dambeeyay dilkaas.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Goobjoogaha.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts