HomeWararDEG DEG: Haweeney Goordhow lagu dilay deegaanka Xawaadley

DEG DEG: Haweeney Goordhow lagu dilay deegaanka Xawaadley

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno deegaanka Xawaadley oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in deegaankaas uu qof haweeney ah Askari ka tirsan Ciidanka dowladda uu ku dilay. Arrintaan ayaa ka dambeysay kadib markii Askariga wax dilay iyo qof kale ay wada murmeen taas oo keentay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaanka Xawaadley oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in deegaankaas uu qof haweeney ah Askari ka tirsan Ciidanka dowladda uu ku dilay.

Arrintaan ayaa ka dambeysay kadib markii Askariga wax dilay iyo qof kale ay wada murmeen taas oo keentay in Askarigii uu rasaas furay ayna haweeneydaas ku geeriyootay sida ay Dalsan dadka deegaanka u sheegeen dadka deeganka.

- Advertisement -

Xaalada ayaa haatan ah mid kacsan isla markaana Askarigii rasaasta furay uu Goobta ka baxsaday balse la sheegay in baadi goob lgu hayo.

Sidoo kale Gudoomiyaha Maamulka deegaanka Xawaadley ayaa Dalsan u sheegay in warkaas uu jiro balse faah faahin ay ka bixin doonaan.

Goordhow la socda Warkaas oo faah faahsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts