HomeCaalamkaSoomaali loo maxkamadeeyey Muwaadin Soomaaliyed oo lagu dilay Kanada

Soomaali loo maxkamadeeyey Muwaadin Soomaaliyed oo lagu dilay Kanada

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

C/risaaq Yabarow oo 37-jir ah ayaa shalay la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalladda Toronto ee Gobalka Ontario ee dalkaasi, kadib, markii lagu soo oogay inuu dilay Marxuum la oran jirey C/naasir Xuseen oo 42-jir ahaa. Boliska waxay Eedeysanaha ku soo oogeen Dembiga Dilka Heerka 2-aad,  isagoo loo haysto inuu dilay Marxuumkaasi oo maydkiisa Arbacadii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

C/risaaq Yabarow oo 37-jir ah ayaa shalay la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalladda Toronto ee Gobalka Ontario ee dalkaasi, kadib, markii lagu soo oogay inuu dilay Marxuum la oran jirey C/naasir Xuseen oo 42-jir ahaa.

Boliska waxay Eedeysanaha ku soo oogeen Dembiga Dilka Heerka 2-aad,  isagoo loo haysto inuu dilay Marxuumkaasi oo maydkiisa Arbacadii hore laga helay dhismo ku yaalla Degmadda Rekisdal oo ka tirsan magaalladda Toronto ee dalkaasi.

- Advertisement -

Qoaal-dacwadeed ay Baarayaasha  diyaariyeen ayey ku sheegeen inuu dilkaasi ku salaysnaa muran u dhexeeyey Gacan-ku-dhiiglaha iyo Marxuumka, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Dembi-baarayaasha faahfaahin kama bixinin qaabka loo dilay Marxumka, iyadoo maydka Marxuumka haatan ay baaritaan ku hayaan Dhakhaatiirta ku takhasustay baaritaanka sababaha ay u geeriyoodeen dadka la dilay.

Dhinaca kale, Gacan-ku-dhiigle C/risaaq Yabarow ayaa lagu wadaa in mar kale maanta la soo taago Maxakmadda Toronto.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, dilka Marxum C/naasir Xuseen ayaa noqonaya qofkii 46-aad ee Somali ah ee sannadkan lagu dilay Toronto.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts