HomeCaalamkaBurcad-baddeed ku fashilantay inay qafaashaan Markab Xamuul oo laga lahaa dalka Hindiya

Burcad-baddeed ku fashilantay inay qafaashaan Markab Xamuul oo laga lahaa dalka Hindiya

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

12 Burcadeed wadatay doonyaha dheereeya ayaa la sheegay inay Jimcihii shalay weerareen Markab Xamuul oo laga leeyahay dalka Hindiya, sida lagu sheegay War ka soo baxay Taliska Ciiddanka Badda ee Hindiya ka jooga Xeebaha Somalia. Afhayeenka Ciiddanka Badda ee dalkaasi, Kabtan Sharma ayaa sheegay inay Komaandooska loo  yaqaano MARKOS ee la socday Ciiddankooda Badda go’doomiyeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

12 Burcadeed wadatay doonyaha dheereeya ayaa la sheegay inay Jimcihii shalay weerareen Markab Xamuul oo laga leeyahay dalka Hindiya, sida lagu sheegay War ka soo baxay Taliska Ciiddanka Badda ee Hindiya ka jooga Xeebaha Somalia.

Afhayeenka Ciiddanka Badda ee dalkaasi, Kabtan Sharma ayaa sheegay inay Komaandooska loo  yaqaano MARKOS ee la socday Ciiddankooda Badda go’doomiyeen doonidii ay wateen Burcad-baddeeda weerartay Markabka Xamuulka ee MV Jag Amar.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay gacanta ku dhigeen Burcad-baddeedkii, isla markaana ay doonidooda ka heleen Qori AK 47, Fustooyin Shidaal, Xargo iyo Jaranjaro.

Dhinaca kale, Afhayeenka waxa uu tilmaamay inay bad=qabaan dhaamaan 26-kii Mariniska ee la socotay Markabka Dagaalka ee INS Sharda, kaasi oo hawlgalo ka wada Xeebaha Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts