HomeCaalamkaRiwaayad ay dhigi lahaayeen fanaaniin Soomaaliyeed oo la baajiyey

Riwaayad ay dhigi lahaayeen fanaaniin Soomaaliyeed oo la baajiyey

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Tallaabadaasi ayaa timid, kadib, markii Fannaaniin saldhigooda yahay magaalladda London ee dalka UK culays kaga yimid Fiisaha Dal-ku-galka ee ay ku tegi lahaayeen Maraykanka.

Dib-u-dhaca dhinaca Fiisaha Dal-ku-galka ee qabsatay Fannaaniinta Soomaalida ee Muslimka ah ayaa khasbatay inay Guddigii Qabanqaabadda Riwaayadaasi kansal gareeyaan fasaxii halka bil ee ay Fannaaniintaasi ku joogi lahaayeen Maraykanka.

- Advertisement -

Fannaanka Aar Maanta iyo Kooxdiisa qeybta ka ah Midnimo ayaa la filayey inay booqashadooda isbuucan ka bilaabanto Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka.

Hadal ka soo baxay Xarunta Dhaqanka KEDAR ee magaalladda Minneapolis ayaa lagu sheegay in dhamaan xubnaha Fannaaniinta heleen Fiisaha Dal-ku-galka Maraykanka, marka laga reebo Fannaanka Aar Maanta.oo isaga sheegay inuu ka argagaxay in isaga keliya loo diido Fiisahaasi.

Dhinaca kale, Xarunta Dhaqanka KEDAR waxay 2 jeer casuumaad u fidiyeen Fanananka Aar Maanta sannadkii 2012-kii iyo 2015-kii.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories