HomeWararDEG DEG:-Madaxweyne Xaaf Ku Xigeenkiisii Iyo Gudoomiyihii Barlamaanka Oo Dhamaantood La Eryay

DEG DEG:-Madaxweyne Xaaf Ku Xigeenkiisii Iyo Gudoomiyihii Barlamaanka Oo Dhamaantood La Eryay

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Maxkamada Sarre ee Maamulka Galmudug ayaa Go’aanka gaartay xiisadii siyaasadeed ee ka taagneed galmudug taas oo u dhaxeysa Madaxda Maamulkaas. War Qoraal ah oo ka soo baxay Maxkamada Sare ee Galmudug ayaa waxaa lagu aqbalay Go’aankii ay xildhiabanada Galmudug ay xilalkii uga qaadeen Madaxweynihii Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ku xigeenkiisii iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug. […]

- Advertisement -

Maxkamada Sarre ee Maamulka Galmudug ayaa Go’aanka gaartay xiisadii siyaasadeed ee ka taagneed galmudug taas oo u dhaxeysa Madaxda Maamulkaas.

War Qoraal ah oo ka soo baxay Maxkamada Sare ee Galmudug ayaa waxaa lagu aqbalay Go’aankii ay xildhiabanada Galmudug ay xilalkii uga qaadeen Madaxweynihii Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ku xigeenkiisii iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug.

- Advertisement -

Sidoo kale Maxkamada Sarre ayaa aqbashay go’aankii ay xildhibaanada Galmudug xilkii uga qaadeen gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed

Hoos Ka Akhrsio Go’aanka Maxkamada Sarre ka soo baxay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories