HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaanadii xilka ka qaaday Xaaf, oo shaaciyay waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha

Dhageyso:-Xildhibaanadii xilka ka qaaday Xaaf, oo shaaciyay waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Kulan ay ku yeesheen Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug Xildhibaanadii sheegay in ay xilkii ka qaadeen Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa ay marka hore ku doorteen Guddoonka Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug. Kulankaan kii ka horeeyay ayaa waxa ay ku Magacaabeen Gudiga doorashada kaas oo ka kooban 13 Xubnood, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan ay ku yeesheen Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG,ka ah ee Maamulka Galmudug Xildhibaanadii sheegay in ay xilkii ka qaadeen Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa waxa ay marka hore ku doorteen Guddoonka Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Kulankaan kii ka horeeyay ayaa waxa ay ku Magacaabeen Gudiga doorashada kaas oo ka kooban 13 Xubnood, waxaana intaasi kadib ay shaaciyen waqtiga ay dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug oo ay ku sheegeen 25 Bishaan Octoober.

- Advertisement -

Axmed Yuusuf Ciyoow oo xildhibaanada ay u doorteen Gudoomiyaha KMG,ka ah kadib markii ay sheegeen in Gudooomiyahodii xabsi guri laga dhigay ayaa Wareysi uu siiyay radio Dalsan ku sheegay in Gudiga doorashada ay iyaga howshooda qabsan doonaan isla markaana aysan jirin cid ka hor istaagi karta.

Sidoo kale waxaa wax laga weeydiiyay Warqad ka soo baxday Maxkamada Sare ee Galmudug taas oo loogu yeerayay Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Madaxweyne ku xigeenka iyo Xildhibaano uu isaga ka mid yahay ayaa waxa uu ku jawaabay.

“horta anaga ma ansixin sharicigii Garsoorka mana lihin Maxkamada Sare baarlamaankana lama horkeenin balse waxaa jirtay in madaxweynihii hore ee iscasilay Ruux uu Magacaabay markii uu nahorkeenayn aan diidnay marka hadii uu gudoomiye Maxkamadeed jiro Madaxweyne Xaaf markii la doortay ayuu dhaarin lahaa balse waxaa dhaariyay gudoomiye Cali Gacal Casir ayuu yiri xildhibaanka”

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo dhamestiran ee Xildhibaan Axmed Yuusuf Ciyoow.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts